Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kobon

MagacLafdheeri

Macnaha

3Geed dheer oo laan-laan u baxa oo leh caleemo balballaaran iyo miro macaan, lana cuno, oo cadcaddaada markay bislaadaan.

Erayo la-mid ah

kobocK. ah: nafley yar oo cayilan.koboc1. Nafley yar cayilid. 2. Dhaqaale iwm korid.kobocsanAhaansho wax la kobciyey.kobocsanaanld kobocsanaansho.kobocsanaansho/dh ld kobocsanaan.kobocsoIlmo xoolaad oo la doonaayo in la qasho cayilsasho
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms