Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kobocso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Ilmo xoolaad oo la doonaayo in la qasho cayilsasho

Erayo la-mid ah

kobocK. ah: nafley yar oo cayilan.koboc1. Nafley yar cayilid. 2. Dhaqaale iwm korid.kobocsanAhaansho wax la kobciyey.kobocsanaanld kobocsanaansho.kobocsanaansho/dh ld kobocsanaan.kobon3Geed dheer oo laan-laan u baxa oo leh caleemo balballaaran …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms