Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kiish

MagacLafdheeri

Macnaha

Kolay maro, harag iwm ka samaysan oo wax lagu rito. ld kiis¹.

Erayo la-mid ah

kiis1. Dacwad maxkama-deed. 2. ld xiish. Xereynta geel laga xere…kiis1. Wax cidid. 2. Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.kiisaMagacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qof…kiisaDibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka s…kiish-dabac-halbawleKiish dhiigkiishadSuun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito…kiishkaxabku ka buuxo oo ilmaha uurka ku jira ku dhex jiraan waxaan…kiismiskiinCodsi qof u qorto maxkamad si looga dhaafo kharajka ku baxay…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms