Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kiisa

(kuwiisa, w)
MagaclhLafdheeri

Macnaha

Magacuyaal lahaansho oo lab ah, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig”.

Erayo la-mid ah

kiis1. Dacwad maxkama-deed. 2. ld xiish. Xereynta geel laga xere…kiis1. Wax cidid. 2. Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.kiishKolay maro, harag iwm ka samaysan oo wax lagu rito. ld kiis¹…kiish(daww.) Kiish yar oo ka sameysma meelaha dabacsan ee xubnaha…kiish-dabac-halbawleKiish dhiigkiishadSuun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito…kiishkaxabku ka buuxo oo ilmaha uurka ku jira ku dhex jiraan waxaan…kiismiskiinCodsi qof u qorto maxkamad si looga dhaafo kharajka ku baxay…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms