Qaamuuska Asalka
khatifsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan.
Erayo la-mid ah
khatalBeen cid lagu khayaamayo. ld khataalad.khatalCid been lagu khayaamayo u sheegid.khatalanIsmoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.khatalanWax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.khatalanWax la khatalay ahaansho.khatalnaanld khatalnaansho.khatalnaansho/dh ld khatalnaan.khatar1. Dhibaato halis ah. 2. K. ah: wax waxyeello ama dhibaato k…

