Qaamuuska Asalka
khatar
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhibaato halis ah. 2. K. ah: wax waxyeello ama dhibaato ka iman karta, halis.
Erayo la-mid ah
khatalBeen cid lagu khayaamayo. ld khataalad.khatalCid been lagu khayaamayo u sheegid.khatalanIsmoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.khatalanWax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.khatalanWax la khatalay ahaansho.khatalnaanld khatalnaansho.khatalnaansho/dh ld khatalnaan.khatifHabaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif¹.

