Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kharajgaree

(-reeyay, -raysay)
Falg2

Macnaha

Lacag iwm kharaj ahaan u bixin. ld kharashgaree.

Erayo la-mid ah

kharaab1. Shaqeyn waayid (qalab). 2. Hawl gabid (qalab). ld kharraa…kharaabK. ah: qalab gabay hawshuu qabanayey. ld kharraab¹.kharaabiKharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.kharaabidld khar-raabid.kharaabinld khar-raabin.kharaabsanAhaansho wax kharaabay. ld kharraabsan.kharaabsanaanld kharaabsanaansho, kharraabsanaan, kharraabsanaansho.kharaabsanaansho/dh ld kharaab-sanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms