Qaamuuska Asalka
kharaabsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan.
Erayo la-mid ah
kharaab1. Shaqeyn waayid (qalab). 2. Hawl gabid (qalab). ld kharraa…kharaabK. ah: qalab gabay hawshuu qabanayey. ld kharraab¹.kharaabiKharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.kharaabidld khar-raabid.kharaabinld khar-raabin.kharaabsanaanld kharaabsanaansho, kharraabsanaan, kharraabsanaansho.kharaabsanaansho/dh ld kharaab-sanaan.kharaarąar¹.

