Qaamuuska Asalka
khamiiri
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Khamiir ka dhigid.
Erayo la-mid ah
khamaarCayaaro lacag lagu kala helo. ld khammaar¹.khamaar1. Khamaar ciyaarid. 2. Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar²…khamaaridld kham-maarid.khamaasKh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.khamaasToomman noqosho (bil).khamiirBadar cajiiman khamiir noqosho.khamiir1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Bad…khamiiridIsbeddel kiimikaad oo ay walxaha orgaanikada ku dhaliyaan wa…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
