Qaamuuska Asalka
khamiir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.
Erayo la-mid ah
khamaarCayaaro lacag lagu kala helo. ld khammaar¹.khamaar1. Khamaar ciyaarid. 2. Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar²…khamaaridld kham-maarid.khamaasKh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.khamaasToomman noqosho (bil).khamiiriKhamiir ka dhigid.khamiiridIsbeddel kiimikaad oo ay walxaha orgaanikada ku dhaliyaan wa…khamiisMaalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
