Qaamuuska Asalka
khafiyad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Garaangar yar oo wareegta oo leh meel xariggu galo, oo ceelka korkiisa suran, dalowgana lagu soo jiido.
Erayo la-mid ah
khafiif1. Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar. 2. Qof maskaxdiisa…khafiif1. Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho. 2. Ku kh.: w…khafiifiWax khafiif ka dhigid.khafiifinld khafiifis.khafiifnimoKhafiif ahaansho.khafiifsanWax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).khafiifsanaanld khafiifsanaansho.khafiifsanaansho/dh ld khafiifsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
