Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

khafiif

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar. 2. Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.

Erayo la-mid ah

khafiifiWax khafiif ka dhigid.khafiifinld khafiifis.khafiifnimoKhafiif ahaansho.khafiifsanWax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).khafiifsanaanld khafiifsanaansho.khafiifsanaansho/dh ld khafiifsanaan.khafiyadGaraangar yar oo wareegta oo leh meel xariggu galo, oo ceelk…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms