Qaamuuska Asalka
khaddiib
(-bbo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Ninka khudbadda jimcaha ka akhriya masaajidka.
Erayo la-mid ah
khad/dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama…khadarNasiib wanaagsan.khaddaabQad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.khaddaabHaween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid.khaddifkhamaaridkhaddifsanaansho/dh ld khatifsanaan.khadyaanK. ah: qof dhibaato uusan wax ka qaban karin daashatay.

