Qaamuuska Asalka
khaddif
(-fay, -ftay)Falmg1
Macnaha
khamaarid
Erayo la-mid ah
khad/dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama…khadarNasiib wanaagsan.khaddaabQad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.khaddaabHaween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid.khaddifsanaansho/dh ld khatifsanaan.khaddiibNinka khudbadda jimcaha ka akhriya masaajidka.khadyaanK. ah: qof dhibaato uusan wax ka qaban karin daashatay.

