Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

khabar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhacdo naxdin leh. 2. ld khabaar¹.

Erayo la-mid ah

khabaarWax aan horey loo ogeyn oo laysu sheego ama la helo; war. ld…khabaarU k.: cid war u dirid ama u sheegid.khabaarsashold kha-baarsad, khabaarsi.khabaarsiDhibaato ay dhaliyeen col iyo abaar. ld khabarsasho.khabaarsoWar raadsasho.khabarsashold khabarsad, khabarsi.khabarsoKhabar raadsasho.khabiidQof aan weji furreyn oo xaasid ah.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms