Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

khabaar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Wax aan horey loo ogeyn oo laysu sheego ama la helo; war. ld khabar.

Erayo la-mid ah

khabaarsashold kha-baarsad, khabaarsi.khabaarsiDhibaato ay dhaliyeen col iyo abaar. ld khabarsasho.khabaarsoWar raadsasho.khabar1. Dhacdo naxdin leh. 2. ld khabaar¹.khabarCuriye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego…khabarsashold khabarsad, khabarsi.khabarsoKhabar raadsasho.khabiidQof aan weji furreyn oo xaasid ah.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms