Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

karinbillee

(-leeyay, -leysay)
Falg2

Macnaha

Si karinbillo ah u tolid (maro).

Erayo la-mid ah

kari1. Dab iyo biyo wax ku bislayn. 2. Biyaha iwm aad u kululeyn…kariim1. (dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin. 2. Qof deeq…kariinadSilsilad.karin1. Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda. 2. Xiri…karinld karis.karinbillaysanWax si karinbillo ah loo tolay ahaansho (maro).karinbillaysashold karinbillaysad, karinbillaysi.karinbillaysnaanld karinbillaysnaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms