Qaamuuska Asalka
kari
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Dab iyo biyo wax ku bislayn. 2. Biyaha iwm aad u kululeyn.
Erayo la-mid ah
kariim1. (dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin. 2. Qof deeq…kariinadSilsilad.karin1. Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda. 2. Xiri…karinld karis.karinbillaysanWax si karinbillo ah loo tolay ahaansho (maro).karinbillaysashold karinbillaysad, karinbillaysi.karinbillaysnaanld karinbillaysnaansho.karinbillaysnaansho/dh ld karinbillays- naan.

