Qaamuuska Asalka
kar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Aburka kulaylka biyaha iyo wixii la mid ah soo saaraan. 2. (-rar, m.l) Cad wax lagu karo.
Erayo la-mid ah
karaabQoryo yaryar oo xalxallefsan oo shabaagta badda la dhigo lag…karaahiyoK. ah: wax naftu kahato.karaamaysanWax karaamo leh ahaansho.karaamaysnaanld karaamaysnaansho.karaamaysnaansho/dh ld karaamays-naan.karaamee1. Cid karaamo siin (Eebbe). 2. Cid xurmayn.karaamo1. (dii.) Heybad Ilaah siiyo qof cibaado badan. 2. (-ooyin, …karaanAwood wax qabad.

