Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

karaamo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. (dii.) Heybad Ilaah siiyo qof cibaado badan. 2. (-ooyin, m.l) Arrin la yaab leh oo aan lagu fasiri karin xeerarka dabiiciga ah, oo Eebbe ku mannadeysto awliyadiisa.

Erayo la-mid ah

karaabQoryo yaryar oo xalxallefsan oo shabaagta badda la dhigo lag…karaahiyoK. ah: wax naftu kahato.karaamaysanWax karaamo leh ahaansho.karaamaysnaanld karaamaysnaansho.karaamaysnaansho/dh ld karaamays-naan.karaamee1. Cid karaamo siin (Eebbe). 2. Cid xurmayn.karaanAwood wax qabad.karaaniyamQayb ka mid ah gambada madaxa ee lafdhabarleyda taas oo dabo…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms