Qaamuuska Asalka
kansi
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Lacag, dhagax, bir iwm oo qaali ah si gaar ahna loo ilaaliyo. ld kensi.
Erayo la-mid ah
kansar(daaw.) Buro xume oo dhan ha ahaado “karjinome” ama “sarkoom…kansarbeereedBurobahalaad ka baxda beerka waxay ku badantahay Afrika iyo …kansarkaCudur ay sababaan unugyada dhiigga ee cad cad markay aad u b…kansarkaKansar ka baxa dhuumaha neefta (kansar dhuumeed) ama sambabk…kansarkeeneOnkojiin.kanshoWaqti u cuntama arrin ama hawl la qaban lahaa; fursad.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
