Qaamuuska Asalka
kansar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Buro xume oo dhan ha ahaado “karjinome” ama “sarkoome” wuxu ka sameysmaa unug oo si aan caadi ahayn oo dhakhso badan u qaybsama, kasoo dabadeed dhex gala oo burburiya (xubnaha) soohayaasha ku ag dhow. Waxa dhacda in unug ka mid ah burada uu raaco dhiigga ama liinfada oo ku beermo meel kale oo jirka ka mid ah (metastasis).
Erayo la-mid ah
kansarbeereedBurobahalaad ka baxda beerka waxay ku badantahay Afrika iyo …kansarkaCudur ay sababaan unugyada dhiigga ee cad cad markay aad u b…kansarkaKansar ka baxa dhuumaha neefta (kansar dhuumeed) ama sambabk…kansarkeeneOnkojiin.kanshoWaqti u cuntama arrin ama hawl la qaban lahaa; fursad.kansiLacag, dhagax, bir iwm oo qaali ah si gaar ahna loo ilaaliyo…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
