Qaamuuska Asalka
kalabbixi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Wax isku jirey kala saarid. 2. Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.
Erayo la-mid ah
kala1. Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid. Tus. “Way …kala-dheereynta-dhalmadaKa hortagidda uur qaadidda lama filaanka ah.kala-durug-qaaradeedKala sikashada gudubka qaybo ka mid ah qaaradihii hore, kuwa…kala-faa'iidaysiXidhiidhka ka dhexeeya laba ama in ka badan oo sinjiyo ah, k…kala-furanDumid ku dhacda molikuyuul una kala furta laba molikuyuul, l…kala-hanqaaranWax kala lumay oo aan dhammayn ahaansho.kala-hanqaaranWax kala lumay oo aan dhammayn noqosho.kala-hanqaarnaanld kala-hanqaarnaansho.

