Qaamuuska Asalka
kala
qrFal-ku-xidhka
Macnaha
1. Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid. Tus. “Way kala tegeen. kala Kalluunka yaa kala yaqaan?”. 2. Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho. Tus. “Way fiicanyihiin”.
Erayo la-mid ah
kala-dheereynta-dhalmadaKa hortagidda uur qaadidda lama filaanka ah.kala-durug-qaaradeedKala sikashada gudubka qaybo ka mid ah qaaradihii hore, kuwa…kala-faa'iidaysiXidhiidhka ka dhexeeya laba ama in ka badan oo sinjiyo ah, k…kala-furanDumid ku dhacda molikuyuul una kala furta laba molikuyuul, l…kala-hanqaaranWax kala lumay oo aan dhammayn ahaansho.kala-hanqaaranWax kala lumay oo aan dhammayn noqosho.kala-hanqaarnaanld kala-hanqaarnaansho.kala-hanqaarnaansho/dh ld kalahan- qaarnaan.

