Qaamuuska Asalka
kala-faa'iidaysi
(baay.)MagacLafdheeri
Macnaha
Xidhiidhka ka dhexeeya laba ama in ka badan oo sinjiyo ah, kaas oo labaduba ka faa'iidaysanayaan. Mararka qaarkood labada sinji midna ka kale la'aanti ma noolaan karo, mararka qaarkoodna midba ka kale la'aantii wuu noolaan karaa.
Erayo la-mid ah
kala1. Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid. Tus. “Way …kala-dheereynta-dhalmadaKa hortagidda uur qaadidda lama filaanka ah.kala-durug-qaaradeedKala sikashada gudubka qaybo ka mid ah qaaradihii hore, kuwa…kala-furanDumid ku dhacda molikuyuul una kala furta laba molikuyuul, l…kala-hanqaaranWax kala lumay oo aan dhammayn noqosho.kala-hanqaaranWax kala lumay oo aan dhammayn ahaansho.kala-hanqaarnaanld kala-hanqaarnaansho.kala-hanqaarnaansho/dh ld kalahan- qaarnaan.

