Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kafaaro

(dii.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Wax Ilaah dartii loo sameeyo ama loo baxsho sida soon, sadaqo iwm oo gef ama dembi la falay daboola.

Erayo la-mid ah

kafaaladDammaanad.kafaalaqaadBallan.kafaalaqaad1. Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid. 2. Ka k.: cid dammiin…kafaalo1. Daryeel. 2. Cid masuuliyad- deeda oo la qaado.kafaalo1. Wax daryeelid. 2. Wax mas'uuliyaddooda qaadid.kafaaraggud1. (dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay. 2. (dii.) Wax …kafaaraggudoKafaaro iska bixin.kafad1. Saxanka miisaanka. 2. Qoriga doonta lagu wado afka hore e…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms