Qaamuuska Asalka
kafaaraggud
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay. 2. (dii.) Wax kafaaro laga dhigi karo ama geli kara ama guda.
Erayo la-mid ah
kafaaladDammaanad.kafaalaqaadBallan.kafaalaqaad1. Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid. 2. Ka k.: cid dammiin…kafaalo1. Daryeel. 2. Cid masuuliyad- deeda oo la qaado.kafaalo1. Wax daryeelid. 2. Wax mas'uuliyaddooda qaadid.kafaaraggudoKafaaro iska bixin.kafaaroWax Ilaah dartii loo sameeyo ama loo baxsho sida soon, sadaq…kafad1. Saxanka miisaanka. 2. Qoriga doonta lagu wado afka hore e…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
