Qaamuuska Asalka
kaduudid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld kaduud¹ (2), kuduud¹, kuduudid.
Erayo la-mid ah
kaduud1. Laalaabka saanta wejiga. 2. ld kaduudid.kaduudSaanta wejiga laalaabid. ld kuduud.kaduudanWax la kaduuday noqosho.kaduudanWax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan.kaduudiSaanta wejiga laalaab u yeelid. ld kuduudi.kaduudinld kuduudin.kaduudnaanld kaduudnaansho, kuduudnaan, kuduud- naansho.kaduudnaansho/dh ld kaduudnaan. 491ka-faa'iideyste

