Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaduudi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Saanta wejiga laalaab u yeelid. ld kuduudi.

Erayo la-mid ah

kaduud1. Laalaabka saanta wejiga. 2. ld kaduudid.kaduudSaanta wejiga laalaabid. ld kuduud.kaduudanWax la kaduuday noqosho.kaduudanWax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan.kaduudidld kaduud¹ (2), kuduud¹, kuduudid.kaduudinld kuduudin.kaduudnaanld kaduudnaansho, kuduudnaan, kuduud- naansho.kaduudnaansho/dh ld kaduudnaan. 491ka-faa'iideyste
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms