Qaamuuska Asalka
kacdood
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro. 2. ld kacdoodid. ld kacdoon.
Erayo la-mid ah
kacdimi1. Faras kacdin cayrin. 2. Faras kacdin gelin. ld kactimi.kacdimidld kacdin¹, kactin¹.kacdiminld kactimin.kacdin1. Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo. 2. …kacdinFaras kacdin ordid. ld kactin².kacdoodidld kac-dood¹, kacdoomid, kacdoon¹.kacdoonBannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro l…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
