Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kacdin

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo. 2. Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.

Erayo la-mid ah

kacdimi1. Faras kacdin cayrin. 2. Faras kacdin gelin. ld kactimi.kacdimidld kacdin¹, kactin¹.kacdiminld kactimin.kacdood1. Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u…kacdoodNabar inuu bogsaday la moodayey caalirid. ld kacdoon².kacdoodidld kac-dood¹, kacdoomid, kacdoon¹.kacdoonBannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro l…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms