Qaamuuska Asalka
kabbayso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Dareere kabbo-kabbo u cabbid.
Erayo la-mid ah
kabbaqableK. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabb…kabbaqableeDareere si aayar ah u cabbid. ld kabbaqublee.kabbaqableynld kabbaqubleyn.kabbaqableysashold kabbaqableysi, kabbaqubleysasho, kabbaqubleysi.kabbaqableysoCaano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubley…kabbaqubleysashosasho.kabbaxK. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sam…kabbaxXaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada nool…

