Qaamuuska Asalka
kabbaqable
MagacLafdheerikh
Macnaha
K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.
Erayo la-mid ah
kabbaqableeDareere si aayar ah u cabbid. ld kabbaqublee.kabbaqableynld kabbaqubleyn.kabbaqableysashold kabbaqableysi, kabbaqubleysasho, kabbaqubleysi.kabbaqableysoCaano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubley…kabbaqubleysashosasho.kabbaxK. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sam…kabbaxXaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada nool…kabbaysashold kabbaysad, kabbaysi.

