Qaamuuska Asalka
kaalbaa
MagacLafdheeri
Macnaha
Caano fadhi ah, oo si ay u adkaadaan biyihii laga miiray oo ay lagama maarmaantahay in lagu cuno fandhaal.
Erayo la-mid ah
kaalWarmaha waaweyn nooc ka mid ah.kaalNin guursadey xoolo siin. ld kaali.kaal1. Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan. 2. Dhulmadda l…kaalandar(c.fal.) Nidaam loo qaybiyo waqtiga aminno go'an oo halbeegy…kaalayAgtayda imow.kaalidld kaalin² (2).kaalin1. Hawl guud inta qof kaga aaddan. 2. ld kaalid.kaalin1. Ceelka meesha biyaha lagala soo baxo, darkana ku aaddan. …

