Qaamuuska Asalka
kaalandar
(-ooyin, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.fal.) Nidaam loo qaybiyo waqtiga aminno go'an oo halbeegyada dabiiciga ahi yihiin maalinta (ku wareegga dhulka ee dhidib-dhexaadkiisa) iyo sannadka (ku wareegga dayaxa ee dhulka) iyo toddobaadku waa qaybo lagu heshiiyay. Wareegga dhulka ee qorraxdu wuxuu qaataa waqti dhan 365 maalmood, shan saacadood, 48 daqii-qadood iyo 46 ilbiriqsi. Samaynta kaa-landarka waxaa lagala kulmaa dhibaa-tooyin, haddii wareegga dayaxa ee dhulka hareerihiisa oo qaato halbeeg dabiici ah, waayo, wareeg noq-noqoshada dayaxa ee 12 jeer ahi wuxuu u dhigmaa 364 maalmood, ka qorraxda laga isaabiyaana waa 365 maalmood.
Erayo la-mid ah
kaalWarmaha waaweyn nooc ka mid ah.kaalNin guursadey xoolo siin. ld kaali.kaal1. Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan. 2. Dhulmadda l…kaalayAgtayda imow.kaalbaaCaano fadhi ah, oo si ay u adkaadaan biyihii laga miiray oo …kaalidld kaalin² (2).kaalin1. Hawl guud inta qof kaga aaddan. 2. ld kaalid.kaalin1. Ceelka meesha biyaha lagala soo baxo, darkana ku aaddan. …

