Qaamuuska Asalka
kaadi-taran
(-no, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Organ wada qaba habdhisyada taranka iyo kaadi mareenka.
Erayo la-mid ah
kaadHabeen aan dhaxani jirin.kaad1. Irridda aqalka xaggiisa gudaha. 2. Labada udub oo aqalka …kaadarQof loo diyaariyey maamul ama hoggaan siyaasadeed. ld kaadir…kaaddhalMarcurad.kaaddhalnimoKaaddhal ahaansho.kaadiDareere kelyuhu dhiigga ka soo miiraan oo isugu soo urura ka…kaadiDareere biyo ah oo ay sameeyaan organnada qashinsaarka ee xa…kaadi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Kaadi sii deyn.

