Qaamuuska Asalka
kaadi
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dareere kelyuhu dhiigga ka soo miiraan oo isugu soo urura kaadihaysta kana soo gudba dhuunta kaadimareenka.
Erayo la-mid ah
kaadHabeen aan dhaxani jirin.kaad1. Irridda aqalka xaggiisa gudaha. 2. Labada udub oo aqalka …kaadarQof loo diyaariyey maamul ama hoggaan siyaasadeed. ld kaadir…kaaddhalMarcurad.kaaddhalnimoKaaddhal ahaansho.kaadi-dhiigowKaadida oo dhiig soo raaco.kaadi-ku-ceshoomidKaadida oo soo bixi weyda oo ku ceshoonta kaadi haysta.kaadi-taranOrgan wada qaba habdhisyada taranka iyo kaadi mareenka.

