Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

juucjuucsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Qof daal xanuun yar leh hayo ahaansho.

Erayo la-mid ah

juuc1. Daal xanuun yar leh. 2. Baahi. ld juucjuuc.juucjuucsanaanld juucjuucsanaansho.juucjuucsanaansho/dh ld juucjuuc- sanaan.juucoCod nirgaha geelu ay samee-yaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms