Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

juuc

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Daal xanuun yar leh. 2. Baahi. ld juucjuuc.

Erayo la-mid ah

juucjuucsanQof daal xanuun yar leh hayo ahaansho.juucjuucsanaanld juucjuucsanaansho.juucjuucsanaansho/dh ld juucjuuc- sanaan.juucoCod nirgaha geelu ay samee-yaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms