Qaamuuska Asalka
joogjoogle
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Roob aan kala go' lahayn oo habeenkii da'a. 2. Legdan laba qofood oo kala xoog badan oo kan xoogga badani labadiisa gacmood laabto oo lugaha kaliya ku legdamo.
Erayo la-mid ah
joog1. Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin. 2. (-gag, m.l) …joogFogaanshaha qotonka ee ka sarreeya celceliska bad la simanta…joog1. Meel ku nagaan. 2. Jirid; noolaansho.joog-ekeeyeXarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sar…joogajooge1. Socod aan la joogsanayn maalin dhan. 2. Taag-naan aan nas…joogbeegeQalab lagu cabbiro joogga dhulka.joogidld joogis.joogjoogMeel dan la'aan u joogid.

