Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

joog

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin. 2. (-gag, m.l) Dhar ama kabo mar la isu qaadan karo. 3. ld jeeg (1). Weel bir ama macdan ka samaysan, siddo iyo dabool leh oo wax lagu shubto.

Erayo la-mid ah

joog-ekeeyeXarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sar…joogajooge1. Socod aan la joogsanayn maalin dhan. 2. Taag-naan aan nas…joogbeegeQalab lagu cabbiro joogga dhulka.joogidld joogis.joogjoogMeel dan la'aan u joogid.joogjooge1. Dhis maqaar, qoryo, iyo caws laga sameeyo oo qaab nirgood…joogjoogle1. Roob aan kala go' lahayn oo habeenkii da'a. 2. Legdan lab…joogjoogsashold joogjoogsad, joogjoogsi.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms