Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jiriiddee

(-deeyay, -deysay)
Falmg2

Macnaha

Jiiriddada buurid; hadba jiirid muujin.

Erayo la-mid ah

jiri1. Nafley roob ka okorin. 2. Jeri.jiribaaCayayaan yaryar, duula, cadaad-ka fuula oo xilliga kaliisha …jiridld jirrid.jiriibbamidld jir-riban¹(2).jiriibban1. Hadal hagag ah oo laysku celceliyo. 2. ld jirribamid.jiriibbanHadal hagag ah isku celcelin.jiriidLafta daanka ee dhegta ka hoosaysa.jiriidoShay raandhiis leh oo loo aayo.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms