Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jiriid

(-ddo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Lafta daanka ee dhegta ka hoosaysa.

Erayo la-mid ah

jiri1. Nafley roob ka okorin. 2. Jeri.jiribaaCayayaan yaryar, duula, cadaad-ka fuula oo xilliga kaliisha …jiridld jirrid.jiriibbamidld jir-riban¹(2).jiriibban1. Hadal hagag ah oo laysku celceliyo. 2. ld jirribamid.jiriibbanHadal hagag ah isku celcelin.jiriiddeeJiiriddada buurid; hadba jiirid muujin.jiriidoShay raandhiis leh oo loo aayo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms