Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jimeyso

(-stay, -satay)
Falg3

Macnaha

Laba wax ama ka badan isla ekeysasho.

Erayo la-mid ah

jimeeLaba wax ama ka badan isla ekaysiin.jimeysanWax laysla ekeysiiyey ahaansho (laba wax ama ka badan).jimeysashold jimeysad, jimeysi.jimeysnaanld jimeysnaansho.jimeysnaansho/dh ld jimeysnaan.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms