Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jimeysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax laysla ekeysiiyey ahaansho (laba wax ama ka badan).

Erayo la-mid ah

jimeeLaba wax ama ka badan isla ekaysiin.jimeysashold jimeysad, jimeysi.jimeysnaanld jimeysnaansho.jimeysnaansho/dh ld jimeysnaan.jimeysoLaba wax ama ka badan isla ekeysasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms