Qaamuuska Asalka
jiiro
(-rtay, -ratay)Falmg3
Macnaha
Si wax caloosha ku jira (saxro ama muluq) la isaga saaro muruqyada caloosha adkayn.
Erayo la-mid ah
jiirMeel sare oo ciriiri ah oo fuuliddeedu dhib tahay.jiir1. Meel xoog ku marid. 2. Wax, wax kale xoog dusha uga marid…jiiraanDad guryohoodu isu dhawyihiin; deris; ollog. ld jaaraan.jiiraggo'Xanuun muruqyada ku dhaca daal ama jug gaartay awgeed. ld ji…jiiraggo'Qof jug gaartay ama daal awgiis murqo xanuunid. ld jiirgo'².jiiraggo'id'². ld jiirgo'id.jiirgo''¹.jiirgo''².
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
