Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jiir

(-ro, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meel sare oo ciriiri ah oo fuuliddeedu dhib tahay.

Erayo la-mid ah

jiiraanDad guryohoodu isu dhawyihiin; deris; ollog. ld jaaraan.jiiraggo'Xanuun muruqyada ku dhaca daal ama jug gaartay awgeed. ld ji…jiiraggo'Qof jug gaartay ama daal awgiis murqo xanuunid. ld jiirgo'².jiiraggo'id'². ld jiirgo'id.jiirgo''¹.jiirgo''².jiirgo'id'id.jiirnacNacayb iyo karaahiyo cid loo qabo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms