Qaamuuska Asalka
jidiindhuun
MagacLafdheeri
Macnaha
Afka iyo dhuunta oo oon dartiis la qallalaan.
Erayo la-mid ah
jidibBir daab leh oo dhirta lagu jaro; masaar.jidiimashold jidiimad.jidiimoJidiinqallal ka dhawrid.jidiin1. Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha. 2.…jidiinqallal1. Hunguriga oo oon dartii engega. 2. ld jidiinqallalid.jidiinqallalHunguriga oon dartiis engegid.jidiinqallalidld jidiinqallal¹ (2).jidirMadow khad u eg oo awrtu qadaadka ku yeelato marka ay qooqdo…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
