Qaamuuska Asalka
jidiin
(-iimo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha. 2. Dhuuniga la cuno; gasiin.
Erayo la-mid ah
jidibBir daab leh oo dhirta lagu jaro; masaar.jidiimashold jidiimad.jidiimoJidiinqallal ka dhawrid.jidiindhuunAfka iyo dhuunta oo oon dartiis la qallalaan.jidiindhuunHarraad awgii afka iyo dhuunta ka qallalid.jidiinqallal1. Hunguriga oo oon dartii engega. 2. ld jidiinqallalid.jidiinqallalHunguriga oon dartiis engegid.jidiinqallalidld jidiinqallal¹ (2).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
