Qaamuuska Asalka
jidhida-dhexe
(bot.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Geed abaareed gaaban ee ka baxa gobolka badda cad, wuxuuna ka koobanyahay dhir yaryar iyo qodxaaley. Kuwaas oo adkaysi u leh abaarta; dhirtaas waxaa ka mid ah oliifka iyo mayrtalka. Dhirtani faa'iidada ay u leedahay bani'aadamka waa yartahay, maxaayeelay waa adagtahay si loogu banneeyo beeris.
Erayo la-mid ah
jidh-dhintay(daaw.) Qayb jirka ka mid ah oo dhimatay dhiig yari ama dhii…jidh-diidKahsi.jidhaabalafWar aan dhabtiisa la hubin. ld jadhaabalaf.jidhaanBiyo fariisin yar. ld dhiijaan.jidhi(bot.) Nooc deegaan ah oo ka kooban geed qaab bixitaankiisu …jidhka-GoljiKoox ama kooxo moqorro siman ah oo ku dhex jira saytoobalaas…

